Skip to content

DAAWO: AXMED MADOOBE OO MAANTA SHIRKIISA JARAA’ID KU SHEEGEY IN DOWLADA FEDERAALKA AY LA SHAQEYSO ALSHABAAB

Advertisements
Image

Mujaahid Abwaan Cali-Banfas

Gudomiyii 1aad ee SNM

Return to Torture Forced Returns to Ethiopia could end with a human rights disaster.

Torture Is Gilt

addisnews

zz
Norwegian authorities are now beginning to send Ethiopians out of the country by force. Norway is the only European country that has signed an agreement forcibly returned to Ethiopia, and everything should be ready to perform the initial mailings. For ten days ago, a Ethiopian linked to an illegal opposition party arrested to be deported. After it was presented new information in the case, he was released and Immigration Tribunal will now consider the matter.

Forced Returns to Ethiopia could end with a human rights disaster. For some Ethiopians will probably return visit quite good, while others will be exposed if they returned. There is reason to fear that political dissidents and government critics sent back to torture or other serious abuse.

Many Ethiopians have lived in Norway and has been politically active here. Several of them have been granted protection in Norway over the past year, because Norwegian authorities…

View original post 677 more words

mujaahid ckariin

Mujaahid C/Kariin

Dadka Somaliland Oo U Dabaaldegay 22 Sano Oo Ay Naftooda U Sheegayeen Beenta Ah In Ay K Go’een Somaliya Inteeda Kale

Somalia Times

HARGEYSA, Somaliland – Madaxweynaha gobolada waqooyiga galbeed ee sidaxda iyo barka ah ee rabo in dunida ay u aqoonsato maamul ka badax banana Somaliya in kastoo ay isticmaalaan baasaboorka Somaliya, Axmed Silanyo, baa sheegay sababta runta ah ay u doonayaan in ay ka go’aan dalka intiisa kale.

 

Madaxweynaha oo qayilaad ka soo kacay baa yiri: “Waad xasuusataan in sideedamaanki ay dowlada dhexe ee Muqdisho ay mamnuucday qaadka ood ogtihiin in dalkaynu ku dhisanyahay oo la’aantiis dadkeena la xakamayn karin. Taasi waxay nagu kaliftay inaan ka dagaalanno oo ogtihiin sida ay ku dhamaatay”.

 

Dadweynihi ka soo qeybgalay dibadbaxa ayaa waxaa ka mid ahaa Cabdinuur Qowdhan oo yiri “ Haa waan ku raacsanahay madaxweynaha wuxuu leeyahay. Dee anigu bilaa harari ma anaaba soo jeedi karo, now. Dadkaa koonfor waxaa dhiba niman xagjir ah oo hogaamiya niman ka soo jeeda Somaliland; hadii la midoowo qaadka bay inaga mamnuucayaan”.

 

Khudbada madaxweynaha…

View original post 37 more words

Image

Mujaahid Maxamuud Haybe Goodhaadh

Mujaahid Maxamuud Haybe Goodhaadh

AHN Wuxuu Shihiiday 1988

Image

Maxamed Ibraahin Cigaal

Maxamed Ibraahin Cigaal