Skip to content

Somaliland’s bright young photographers – an interview with Mustafe

©Mustafe Saeed Jirde

PROEXPOSURE

In August 2013 Proexposure ran two lively photo-training sessions in Hargeisa, Somaliland, as part of the Hargeisa International Book Fair. Photography is growing in popularity in this largely peaceful state, which seceded from Somalia in 1991, after a devastating civil war. The sessions provided a rare chance for Somalilanders to improve their photography, encouraging them to share visions of their rapidly changing country with the rest of the world.

PROEXPOSURE Kate Stanworth Somaliland

24 year old graphic designer Mustafe was one of the ten trainees who took part in the workshops. “I love all kinds of visual art – photography, video, fashion,” he says. “Before the war Hargeisa used to be one of the main African cities of the arts. But since the war things changed.”

Mustafe explains that photography is well practiced here. “A lot of journalists do their own photography and it’s common for people to take photos for social networking,”…

View original post 254 more words

Advertisements

HADDII JACEYLKA LA WAAYO

BAL AKHRISO

Aminawehelie.me

Waxaa qortay: Amina Muuse Weheliye Cadoow. 

Image

Koonkan anuu ku nool nahay ilaahey ayaa taagay, dhulka u fidiyey, samadana dushaas ku taakeeyey, biyahana badaha iyo webiyadana goobo cayimman kula ballamay.

Isla eebbahaas ayaa dadkana Adan aabbe uga dhigay, xaawa oo uu feer aadan tiisa ah ka abuurayna hooyo.

Isla ilaahaas ayaa hadana dadka dhex dhigay jaceyl iyo nacayb, labadaasoo ay amma dunida si nabdoon ugu wada joogaan ama isku laayaan.

Bal hadaba inaba waligaa dib ma u eegtay noloshaada? Adoo caruur ah iyo adoo cirroola ahse weli ma is weydiisay horta sidaad dunidan ku timid?

Jiirooyinku waa kala dhaadheer yihiin, marka nolol ama waaya jira la dhiraandhirinayo waxeey u baahan yihiin in dhowr jiiro ama leexo loo soo galo, macna badan kuu soo bixi maayaan daraasadaadiina ka gun gaari meysid hadaad luuq-luuq soke u marto si aad u ogaato xogta iyo taariikhda ka dambeysa in aad dunidaan timaado.

Markaad rabto…

View original post 927 more words

State-Making in Somaliland: Exhibiting the Other Side of the Coin

State-Making in Somaliland: Exhibiting the Other Side of the Coin.

Freedom of speech in Somaliland is about to collapse

Freedom of speech in Somaliland is about to collapse

Abdi's world

Since 27/7/2010, when former President H.E. Dahir Rayale transferred power to H.E. Ahmed Mohamed Silanyo, his administration has increased its harassment towards the press across Somaliland. Many journalists have been illegally arrested, media houses including Hubaal and Haatuf shut down along recently admitted into parliament a new media law intended to oppress the press in Somaliland is in the making.

 ImageOn 18/8/2010 members of the House of Representatives- majority of whom were from the current presidents’ clan – and the Ministry of Interior began drafting a new draconian media law.  This law was nothing but a gag order aimed at weakening press freedom and freedom of opinion. It is interesting to note that neither the Ministry of Interior nor the members of the House of Representatives have any prerogative right to draft media law as such an area is beyond their jurisdiction.

 

Funding from above-mentioned activities was obtained…

View original post 1,425 more words

Waxaynu ogayn dhacdadii ama falkii lagula kacay Wargayska Hubaal cidii gaysatay iyo siddii uu u qiray taliyuhu inay labada nin ee falkaa gaystay ka tirsanaayeen ciidanka bilayska, maxaynu sugaynay?

https://www.facebook.com/mustafe.mohamed.31Add your thoughts here… (optional)

Laaleysnews.com

Image

waxaynu sugayanay in labada nin kii ay qabteen Hawlwadeenada wargaysku maahee kii kalena la soo qabto si loo horgeeyo maxkamada , maxaa dhacay? Waxaa dhacday in modo yar kadib la xidhay maamulkii wargayska isla markaana la xayiray wargayskii iyadoo daba socota arrintii hore ee labada nin afka u soo duubteen iyagoo raba inay khaarajiyaan mid kamida maamulka wargayska taasoo aan hore uga dhicin dalka, ka daroo dibi dhal waxaa iyana layaab sii noqotay cida ay noqdeen labadaa nine e afka soo duubatay iyagoo hubaysan , waxay noqdeen cidii qudha ee amaanka gudaha dalka u xilsaarnayd waa kuwee waa ciidankii bilayska

 

Hadaba intaasoo dhami iyadoo dhacday miyaa lasoo qabatay ninkii kale si labadaba marqudha maxkamad loo geeyoo? Qabasho lasoo qabto kii maqnaa daaye waxaaba ooda laga qaaday kii la hayay ee ay qabteen hawlwadeenada wargaysku iyagoo ku sababeeyay waxaa iman waayay ama dabagal ku samayn waayay dhibanihii falkaa lagula kacay…

View original post 353 more words

Wargeyska HUBAAL, waxa uu Wasaaradda Warfaafinta ka Dalbanayaa inay ka Xaal Mariso Ceebta ay kula Dul Kuftay

hubaalnewspaper

Wargeyska “Hubaal” waa wargeys leh wixii sharciyad ah ee looga baahan yahay Wargeys kasta ama warbaahin kasta oo ka hawl galaysa dalka Jamhuuriyadda Somaliland, hase ahaatee waxa hubsiimo la’aan iyo Waayo-aragnimo la’aan Maamul ku suntan tahay Warqadda Agaasimaha guud ee Wasaaradda Warfaafinta kasoo baxday ee uu ku sheegay warsaxaafadeedkiisa in wargeyska Hubaal aanu lahayn wax Sharci ah.

Agaasimaha guud Mr. Cabdirshiid Jibriil Yuusuf  oo ku cusub wasaaradda iyo maamulka dawladdnimoba waxaanu qabnaa, in kuwa nacamlayaasha ah ee wasaaraddu ay iyagoo ujeeddo kale leh hoos dhigeen Agaasimaha Warqadda, balse isna aanu marin dariiqa looga baahan yahay mas’uul kastoo wax saxeexaya oo laga doonayo inuu wax kasta hubsado kahor intaanu qalinka ku duugin,  taasoo ay kaga filneyd agaasimaha guud arrintani kaliya in uu u yeedho mas’uulka wargeyska Hubaal oo uu su’aalo sharciga wargeyskiisa, si uu u xaqiijiyo in waxa loo sheegay run tahay iyo inay been tahay.

Takale ee ceebta ah ee…

View original post 163 more words

Video

Somaliland

2011-05-22 Sannad guuradii 20 aad ee Somaliland iyo utrecht